Somaliland National Anthem

Somaliland National Anthem

Samo ku waar, samo ku waar
Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisa
Samo ku waariyoo, iyo bogaadin sugan
???? Hanbalyo suuban kugu salaannee, samo ku waar

???? Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay, qarannimada Soomaaliland
???? Xuskooda dhowrsan kugu salaannee, samo ku waar

???? Guulside xanbaarsan, Soo noqoshadiisa
Kalsooniduu mutaystayee dastuurka
Dastuurka kugu salaan, kugu salaannee
???? Midnimo walaalnimo Goobanimo

???? Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo
???? Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland
???? Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland

English Translation

Live in eternal peace, live in eternal peace
To the high-flying flag that brings beauty to our land
Live in eternal peace, and admiration
We greet you with joy, live in eternal peace

The heroes who sacrificed their lives, For the nationhood of Somaliland ????
We greet you with the memory, live in eternal peace

And the return of the bearer of success
For the Symbol of Rebirth
For the trusted Constitution
We greet you with unity and brotherhood

Sovereignty and Muslimhood
Live in eternal peace, live in eternal peace, oh Somaliland
Live in eternal peace, live in eternal peace, oh Somaliland